Qaranka online
Bogga hore/Home
Somali links Suugaanta Somali Album xiriir/contact

Kusoo dhowow Albumka Soomaalida Bogga 1aad
Taariikhda Dheer ee Caasimada Muqdisho/Xamar

     Soomaaliyeey Tosoo isku Tiirsanaada Hadba Kiina Taag Darana Taageera Waligiin
        Sidii Falasdiin & Kurdiga baa Soomaaliya laydinka Qaatay ee Cadowga iska Caabiya   
Madaxweynihii Soomaaliya Adan Cabdulle Cismaan waa Mad. Soomaaliya ugu
horeeyay Waxaana la doortay labo jeer 1960 iyo 1964, markii uu galay doorashadii
sadexaad labo kursi baa ka dhimanaatay in mar sadexaad Soomaaliya Madaxweyne
loogu doorto, Adan allaha u naxariistee waa Madaxw. ugu horeeyay ee Afrikaana
oo xukunka si nabadda uga dagtay. Taas waxaa u dheer Adan Cadde maqaayadaha,
dariiqyada iyo suuqyada Xamar buu sidii qof caadiya shacabka soomaalida ugula
noolaa. Maalin baa asagoo suuqa dhagaxtuur hoos gunti iyo shaati gashan dadka
iska dhex socda baa cunug suuq joogaa yiri" bal dadow arka adan meeshaan buu
lugaynayaa shalayna madaxweyne buu ahaa"/Cabdirashiid Cali Shermarke allaha
u naxariiste askari ay isku jifo yihiin baa toogtay markuu xukunka hayay 2 sano, waxa
Cabirashiid Soomaaliya u qabtay lama xasuusto naxtinta laga qaaday dilkiisa awgeed
Mad. waxaa doortay shacabka, gumeeysi Itoobiya, Kenya,Jabuti, Mareykan madooran
Somali Presidents: Adan Abdulle Osman & Abdirashiid Ali Shermarke are the only
Democratically elected Somali presidents, a rare pride in this troubled nation
  



Bartamaha Muqdishu / Mogadishu city center   
    
  
Mogadishu (Xamar) Caasimada Somalia waxaa dunidu tiraa waxay ka mid tahay
magaalayaasha dunida kuwa ugu qurxoon/the capital of Somalia- Pearl of Africa
- It's said that historical Mogadishu is one of the most beautiful cities in the world
  
Bosteejada Taksida Xamar/Mugdishu Tax Station at the center of Mugdishu   
  

Indian Mansoon swept beach Front Palm Tree lined Caffee Nazionale Mogadishu   
Breathtaking Historical Mogadishu (Xamar) Indian Ocean famous Golden Beach
  

  
Beeraha Soomaalida/ A Somali Farm
  
  
  
  
  

Majestic Breathtaking Mogadishu Sekondo Lido Golden Beach at city center   
Magaalada Muqdishu 1940/ Muqdisho circa 1940   
Magaalada Muqdishu Qarniyadii 11-tomanaad ila 13-tomanada
Magaalada Muqdishu circa 11th to 13th Century
  
Magaalada Muqdishu(Xamar sida Reer Banadirigu ku magacaabaan) waxay ku
dismatay dadka Soomaalida ee Gobolka miyigiisa daganaa iyo Doomaha mara
Badweynta Hindiya ee Xeebteeda Soomaaliya oo xiriir wanaagsan oo ganacsi ku
dhexmaray- sababtoo ah Xeebta Xamar oo Bad degan iyo Hawo caafimaad fiican
leh. Xamar waxay ku taalaa Bartamha Dunida. Marka Doomaha iyo Maraakiibta
dunida ka beecmushtarta waxay Xamar heli jireen Raashin safar iyo Nasiino
- abaarihii Qarnigii 13aad Carabkii Ibn Batuta maruu safar ku tagay Xamar wuxuu yiri
"waa magaalo aad u nimceysan "wax kasta oo magaalado doonto meelaan aad u sii
fogeeyn baa looga keenaa" -the capital of Somalia- Pearl of Africa/ The Arab
Traveller Ibn Batuta who passed the city during his Africa trip around the 13th
Century said he was surprised that the city was " the Big Easy, ... self-sufficient"   
Magaca Banaadir wuxuu ka yimid lugada -Farsiga-Pershiya macnihiisuna waa Furdo
Abaarihii Qarnigii 1500 Magaada Muqdisho Dad Pershiyaan oo waagaas Xamar dagay
ayaa ka sameeyay magaalada Warshado dharka dunidaa ugu Casrisan lagu sameeyo
sida maanta Paariis iyo Miilaan oo dadka Hindiya iyo China baa magaalada dharka
casriga u imaa jiray iney ka iibsadaan-aad u fiiri haweenka Soomaalida dhulka ayeey
fadhiyaan-raguna waa taagan yahay sida Warshadaha dunida ee maanta badanaa
Haweenku ay fadhiyaan Raguna istaag ama shaqada adag ama istaaga loo dhiibo
taasoo ku tusinaysa in Soomaalidu horumarka dunida qayb ka qaadatay
-Pershian settler in Muqadish around the 15th Century made the city the World's
Fashion Center where traders from India and China used to buy fashion dress made
in the city, traders from India and China used to buy the city World Fashion Dress
- watch closely the Somali ladies are knitting while sitting and the men are standing
as the most of todays factories allow women employees to do less strenous factory
                                          jobs that show the Somalia contribution to the int'l labor standards (ILO)

Mogadishu (Xamar) Qarnigii 1900 Markii Talyaanigu qabsaday Muqdisho isbadal
weyn baa ku dhacay: Talyaanigu magaalada wuxuu usii dhisay si Yuribiyaan ah,
wuxuu sameeyay Jidad Baabuurta oo xiligaas dunida ku cusbeed marto iyo Villoyin
si marna aynan Dadkiisa Afrikada Bari jooga marna u tabin nolashay ku
                                                      haysteen dhulkoodi Yurub ee Talyaaniga
  
Mogadishu (Xamar) Jidkaan waa jidkii lagu magacaabay Boqorkii Talyaaniga Vitorio
Emmanuelle III sida Boosti Kaardigan Talyaaniga laga arkayo lagu magacaabay- 1930
  
Muqdishu:Xiligii Mustacmarka Talyaaniga 1930/ Italian colonial Era Muqdisho 1930   
Magaalada Muqdishu 1940/ Muqdisho circa 1940   
Askartii Ingiriiska ee markeey ka guuleeysteen Talyaaniga Dagaalkii Labaad ee
Aduunka W.W. II Muqdishu Qabsaday 1944-Hase yeeshee markii Talyaaniga
Germalka ka wareegay oo uu isbahaysi la sameeystay Ingiriiska iyo Mareeykanka
ayaa 10 sano Somalia xukun yiraahdeen/ British troops briefly occupied Mugadisho
                                         after Italy was defeated in W.W. II, however Italy returned after allying with U.S & U.K
  
Barlamaankii Dawlad Soomaali Doorato tii ugu dambeeysaya oo Xildhibaanadi oo ka
doodaya sidii Sharciga loo dhowri lahaa baa askarigii Siyaad Bare dabaabaadkii
dalka cadowga kailaali lahaa ku heeraaray oo Xabis wada dhigay xildhibaanadi
The last Democratically Elected Somali Parliament before the military Coup in
                                                1969 imprisoned the Somali lawmakers "Dibutaatiyaal" in Session
  
Guri aan Geed Hindi Mogadishu ku oolin majiro-Geedkaan cuduro badan
buu daawo u yahay waana la harsadaa, Dhibaatada Xamar ka jirta waa lagu
hilmaamaa marki la hoos fariisto-This Hindi Somali Tree is found in every
house in Mogadisho, besides being used for shade, it's said the tree cures
                                                many ills including stress   
Mogadishu (Xamar) Dukaamada Xamarweyne ku yaal Qarnigii 1900 oo Soomaalida
Miyi iyo Magaalo kasta dagan iyo xataa Dalalka Kenya iyo Tanzaaniya dadkooda
dhaqaale leh Dukaamadas Pershiyaanka iyo Soomaalida bay Alaabaha ay u
baahan yihiin ka iibsadaan ugu imaan jireen wayne ka laaba jireen-sawirkan waxaad
ku arkaysa dadki oo alaabihi sita/ this once bustling Hamarweyne shopping Center
in Mugadisho was in 1900 the largest shopping center in East Africa, given
Mugadisho's regional International Port hub seen from the picture above. People
                                        as far as Tanzania used to come for shopping as seen from this photo
  
Guryaha ay dadka dukaamada leh daganaan jireen oo aan ka dhereen Dukaamda
                                           Hamarweyne Merchants' residential area not far from the city's commericial center   
  
Muqdisho-Meesha dukaamada XamarWeyne Dawladaha Bariga Africa sida
Tanzania iyoSoomaalidu iyo ay Alaabaha ka iibsan jireen baa Shangaani waxaa
ku yaalay Baananka dunida aad looga citiraafi jiray sida:Bangiga Bur Saed, Bank
Komershada ee Soomaaliya, iyo Bankiga Talyaaniga- Usbuuc walba marka Nimanka
Maraakiibta dunida ka beecmushtara Xamar yimaadaan Shangaani bay ku cariri
jireen si ay Lacagahooda ajnabi Soomaaliugu badashaan, meesha qaarka kalana
ay wixii lacaga oo beecmushtar ahaan ku heleen ay Bangiyada xamar u dhigtaan
oodalalkooda loogu diro ilaa Badweeynta lacag badan layskuma Aaminee The Road
towards Shangani Mugadisho, the former Banking center of Somalia,where major
world Banks such bank of Italy, Bank of Bur Said were located to serve the int'l
                                         commercial ships docking Mogadisho's regiona hub Port every week.   
Masaajidkra Abdalaziiz ee Kaambo Amxaaro/Mogdisho Old Abdal Aziz Mosque     
  
Somali Airlnes oo Xamar Soomaali ka duulisay/Somali Airlines flying over Mugadisho   
Muqdishou Jubba Hotel (sic)   
Mugdisho oo Diyaarad cirka mareeysa dusha ka sawirtay Aduunku wuxuu la
yaabay Xeebta Xamar waxaa ku wareegsan Dhagax Kooraal Riif cad, jilicsan
oo dabiiciya aadna u qurux badan sida dunida magaalooyinka xeebaha ku yaala
sida Luwiisiyaana Niyuu Orliyaanis Ameerikada Midowday ama Hollaanda
EU-da, darbi ama dhaqax xeebta lagu wareejiyo si biyuhu ayasan u soogalin
       Breathtaking Birds eyeview of Mugadisho- the city is sarounded by beautiful
                                               natural soft white Coral Reef that naturally protects the city
  
Jidkaan wuxuu u egyahay Jidka weyn ee xeebta Liido mara iyo Masaajidka Abdalziiz
iyo Xaafada Kaambo Amxaaro dhexmara/ This Blvd Rd seems to be one between
Lido Beach and Kaambo Amhaaro village in Mugdsiho, Note the Village was called
Kaambo Amhaaro because that is where the Italian improsoned the Ethiopian
                                        soldiers they captured during 1935-6 Italian-Ethiopian war   
Xeebaha Soomalida oo la yiraa xeebaha dahabka (ciida
dahabka u eg awgeed)/Somalia's Golden Beaches
  
Booqo/Visit :

.Albuumka Labaad/ Album 2

.Albuumka Sadexaad/ Album 3

.Albuumka Afaraad/ Album 4

.Albuumka Shanaad/ Album 5

Qaranka online
News & Information about Somalia

Sawirada oo dhan waa Soomaali Soomaalida oo dhan baa leh/ All pictures are Somali pictures
Qaranka online
 
                       © 2006 QARANKA.COM | Design by Ali E H Naleeye