| Qaranka online Bogga hore/Home |
Somali links | Suugaanta | Somali Album | xiriir/contact |
Ciidamada Qabiilka ee COPY AXMAARO oo loo sameeyay qaab lagu sheegay ciidamada Qaranka
The Qaranka online
-
Mooryaanta COPY AXMAARO ee lagu soo tabo-baray Ethiopia asal ahaan waxaa eey ka yimaadeen dhulka Puntland waxaana eey ka soo jeedaan heeb ahaan Majeerteen wax qarsoon maahin,waxaa mudan in la xuso in reer Maxmuudka ku dhaqan dhulka kalinka 5 aad in eey yihiin kuwa ka qeeyb qaadanaya sidii uu maruun Maquuste uu u hanan lahaa koonfurta somalia,-
Waxaa hore xamar qabuuro looga dhigay dhalinyaro faro badan oo ka yimid Laascaanood beel ahaana ka soo jeeday dhulbahante xili Maquuste uu soo marin habaabiyay kuna hogaamiyay in Harti eey dowlad u dhalatay,waxaase xaqiiqdii la ogaaday in Harti uu ahaa magac lagu awoorkacsanayo taana waxaa cadeeynaya markii somaliland eey qabsatay Laascaanood in Majeerteen eey diideen in eey dhiiga walaalaha dhulbahante u hureen in eey u daadiyaan oo eey soo celiyaan dhulka la qabsaday.
Akhristow sow ma muuqato in Majeerteen uu si fudud u isticmaalayo kuwa eey bahwadaagta yihiin ee dhulbahante & warsangeli, Weli waxaa socda in Majeerteen uu iibsado sharaftii dalka,dadka & diinta Somalia,waxaa eey marwalba u heelan yihiin sidii eey Tigreega ugu wareejin lahaayeen dalka somalia dhamaantiis,waxaa uu Maquuste taagan yahay mar uun madaxweeyne i dhaha dalkana Ethiopia ha u taliso,waxaa socda iibsiga shacabka somalia oo eey majeerteenka ka iibinayaan cadowga Ethiopia.
Somalia somali baa leh waa halku dhiga umada somaliyeed eey weligeed aaminsaneeyd,cid walba ama qabiilwalba oo somalia ah waxaa eey wax ku leeyihiin dalka,dadka iyo hantida dhulka somalia,waxaase mudan in laga jawaabo maxeey ku leeyihiin dalka somalia Tigreega dhulka lagu soo daabulayo,waxaa cad in somalia eeyan joogin shacab Tigree ah,hanti Tigree ah maxaa keenay sow waajib kuma ah in qofwalba oo somalia ah in uu difaaca dalka,dadka iyo diinta cidwalba haku ku soo duushee.
Weli lama hayo cid Majeerteen ah oo ka damqatay xasuuqa,barokicinta shacabka wallaalaha ah ee xamar ku dhaqan,waxaa hubaal ah in waxa xamar ka socdaa eeyan ka xanuunsan balse eey u arkaan mid waajib ah,Ilaa iyo xiligaan lama hayo isim ama garaad ama oday majeerteen ah oo ka damqanaya xasuuqa,dhoofinta caruurta muslimka ah ee dhulak Puntland.
Tigreega gaalka ah ee ku dhex jira dhulka Puntland cid ka hadleeysaa ma jirto sow akhristow kuuma acada in madaxii iyo mijihii majeerteen eey isku raacsan yahiin gumaadka iyo barakicinta umada somalia.Sow taariikhdii Cali Yusuf dib uma soo noqon oo majeerteen dib uma keenin gaalo madow Islamarkaan ku qabsaday dalka
Nuur Cadde & inta xalka somalia raadineeysaba waxaan jeclahay in eeyan shacabka somalia gacnaha u qabqaban xulufada Maquuste iyo Ethiopia,hadafka Maquuste waa mid aad iyo aad u cad cid qarin kartaa ma jirto,qaranimo waxaa kala weeyn gumaadka dadka somali iyo in muslimka lagu tilmaamo argagixiso,Alow sahal umuuraha.
Qabuuraha Dhaliyareda Majeerteen oo xamar laga Qodaayo
Dr.Ali.A.Hirabe
Qaranka online
|