Qaranka online
Bogga hore/Home
Somali links Suugaanta Somali Album xiriir/contact
Battle to Liberate Somalia from colony of America begins
Weriye Abukar Albadri

Meles Zenawi oo dadkiisa kula hadlayey fagaare ku yaala Addis Ababa ka dib markii ciidankiisa galeen Caasimadda Soomaaliya ayaa wuxuu yiri “Soomaalida Sedax kaga dayda: 1. Cadeyga iyo Nadaafadda kaga dayda, 2. Isu kaalmeynta kaga dayda, 3. Habeen guureyntana kaga dayda” wuxuuna intaas u raaciyey “Balse sedax ha kaga dayanina, 1. Is dilka ha kaga dayanina , 2. Qabyaaladda ha kaga dayanina, 3. wadaniyad xummadana ha kaga dayanina” .
....................................................................................
M Shamsaddin Megalommatis

"Abyssinia may be a traditional enemy of Somalia, but the equally starving and impoverished country fails to be the top threat for Somalia... Somalia´s foremost enemies are the following: UK, France & USA " 4 July08
....................................................................................
Sh. Shariif Sh.Axmed

"Muwaadinka Soomaaliyeed waa in uu noqdaa mid dagaalama oo Muqaawamada soo raaca ama mid kasoo horjeesta xal kale oo Soomaalida maanta u banaanna ma jiro", 8 May 08
....................................................................................
Maxamed Xuseen Owliyo

"Badda soomaliya ma joogaan burcad badeed ee waxaa jooga Askar Badeed Soomaliyeed waxeyna badda ka ilaaiyeen Sunta ay kusoo qubi jireen B A D E E N A wadamada Reer Galbeedka sanada badan ka hor intaan loo helin ciidamada wadaniyiinta aan aqaan ilaaheyna kuwaa hala jiro" Aamiin ! 6 June 08
....................................................................................
"Ciidamada Xabashidu waxey gabaad ka dhigteen kuwa Puntland, Puntland-na waxey gabaad ka dhigteen ciidamada Cabdiqeybdiid iyo Maxed dheere ee ku sugan Isgoyska H/wadaag ee Muqdishu" ... - Dayniile.com
....................................................................................
Mudane Soomaaliya:

" Cabdullaahi Yuusuf " Asagoo Taanki Amxaaro dulsaaran ciduu rabo xil Mbagaathi waa u magacaabi karaa...Laakiin waxaa isweeydiin mudan Riwaayadaa Beentaa ilaa intee bay Shaqeeykareysaa?"
....................................................................................
.
UGAAS MAXAMED WELI: “Kismaayo Duullaan kuma nihin ee Cadawga Dhulka heysta iyo Dadka raacsan ayaan duullaan ku nahay” 12 Feb. 08
....................................................................................

President of South Africa, Mabeki explaining in a letter he wrote to the Somali people why the civil war lasted 17 years because he said, "the oppressive, capricious, and clan-based autocracy of the late dictator, Siyad Barre, who used his interpretation of clan institutions for his own ends, to oppress political opponents, create inequality, and promote conflict and violence. So great was his malevolence and abuse of power that virtually all Somalis now hold a deep-seated fear and distrust of any centralized authority. " (Sii Akhri Warqadii Madaxweynaha -Read Predident's Letter )
....................................................................................
Eng. Abdikarim Ahmed Husein email:skyword268@hotmail.com

Cabdikarim Axmed Xuseen
T I R T I R I D A  Magaca  SOOMAALIYEED :
"Qorshaha burburinta Soomaliya waxaa daliil u ah in hadda magacii Soomaali uu sii dhamaanayo oo Dawlad goboleedyada aan lagu arag M a g a c i i  Soomaaliga ahaa sida Puntland iyo kuwa soo socda Jubbaland, Hiiranland, Banaadirland iwm. Waxaa Somaliland lagu khasbi doona in ay magaca iska bedesho sidii Jabouti loogu khasbay.
Waxaa lagu maaweelinaya in ka dib Dawlad Goboleedka ay dhisan doonaan Dawlad dhexe ( Federal Somalia ) oo isku keenta dhamaantood. Taasi waxba kama jiri doonaan. Waxaana laga saxiixanaya in Gobol kastaaba uu xiriir toos ah la yeesho Ethiopia, halkaasna laga xukumi doono, kadibna ay ku biiri doonaan Xabashida oo halkaas Soomaliya lagu liqi doono. Qofkasta oo Soomali ah oo Islaam ah oo wadani ah waa inuu arrimahaas ogaada isna hortaago. Taasi waa midda cadawga rabo in ay Soomaliya ku danbayso, laakiin ILaahayn tiisu meel ayeey taala, ( Nin Alle leh ma iisho, sidey u il daran tahayn uma Alle la'a ) Ayeey Soomalidu tiraahdaa. Soomaliya waxa ay ku danbaynaysaa siduu Ilaahay ka dhigo iyo innagu dadaalka aan la nimaano, waxayna u dhawdahay in la helo dad ka fiican kuwii hore oo garta wadada wanaagsan iyo sharafta ay leedahay qaranimada iyo muslinimadaba." 28 April 08
....................................................................................
The Media Lens, U.K., "Since 1996 the US has engaged in a continual "low-intensity" war in Somalia that has killed a million of that country's inhabitants, a death toll second only to the Congo during that time. Another million Somalis are homeless, refugees from the fighting. In the US, news of happenings in Somalia is scarce and often misleading. It's worth noting that Somalia sits upon an untapped lake of oil, and has significant uranium deposits as well, making it in the US interest to prevent any viable national government not under its control from coming to power." -The Media Lens, U.K., 22 May 08
.................................................................................... ....................................................................................
Somalia:" "an Islamist seems to be any Muslim who has the nerve to act in opposition to the American government. Like anyone else deemed an enemy, a new word has to be invented in order to dehumanize. If Somalian resistance fighters were called just that, then Americans might question their government's decision to keep killing them. America's intervention gave Ethiopia license to invade Somalia and begin a horrific cycle of violence." Cleveland Indy Media -OH,USA by MARGARET KIMBERLEY 18 June 08
.............................................................................................................................
Mr. A. E. H. Naleeye,
Open Appeal Somalia Letter to the United Nations Security Council

Mr. R. M. Natalegawa,
President of the United Nations Security Council and the other members
Cc: U.N. General Assembly Member States U.N. Secretary-General
Your Excellency,
At the onset, I would like to thank the United Nations and the world leaders, who to responding my U.N. Security Council Somalia Open Appeal letters dated on 12 April 2007, 10 October 2006, and 12 July 2005, promised to advice the Council given 17 years of many failed military interventions, the U.N. military potency Somalia policy should have to be changed. The humanitarian situation in Somalia has been deteriorating since 6 December 2006 the Council Resolution 1725 authorized the ministerial-level regional inter-Governmental Authority & Development (IGAD) and African Union (AU) to establish a peacekeeping force in Somalia to protect Somalia Provisional Government.
However, immediately on 24 December 2006 the marching into Somalia according to military experts, between 60,000 and 90,000 heavily armed Ethiopian troops, who violated U.N. Resolution underpinned the U.N. intentionally triggered a war that turned Somalia into Iraq-style catastrophe and killed thousands of innocent civilians. .... -Qaranka.com 12 Nov.07
.............................................................................................................................
"CODSI IYO BAAQ Deg Deg ah oo ku socda umada soomaaliyeed :
2- Walaala yaal Hala Hurro Naf iyo Maal, Guusha waa soo Dhowdahay. 3- Hala siiyo Mudnaan iyo Tixgelin Gooni ah CARUURTA IYO XAASASKA Walaalaha ku Jira Dagaalka habeen iyo Maalin.
4- Walaalaha ku nool Dibada waxaa laga Codsanayaa in la kordhiyo Tabarucaadka dhaqaale, waayo waa in loo helaa daryeel Nololeel walaaha dagaalamaya iyo Caruurtooda.
5- Walaalaha ku jira Dagaalka waxaan ka Codsanaynaa in la kordhiyo Xeeladaha Dagaalka Gaar ahaan in la badiyo Xeeladaha Jidgooyada si CADOWGA uu san u helin Awood ay isugu GURMADAAN markii lagu Qaado dagaal Kadis.
6- Yaan lakala soocin Ciidamada Shisheeye ee jooga dalka, dhamaantood waa Gumaysi Xoog nagu haysto, hala Ogaado in uu ka dhaxeeyo Xiriir Joogta ah Ciidamada Ugaandha iyo Kuwa Itoobiyaanka.
8- Shaqsi kasta ee lagu helo ama lagu TUHMO in uu la SHAQEEYO Cadowga halaga qaado Talaabada ku Haboon,
........................ .................
"Maxaad kala socotaa dhaq dhaqaaq iyo goobaha ay Maraan Milataarka itoobiya iyo maleeshiyaadka ka yimid Puntlan? ...Milataarka Itoobiya ayaa waxaa ka caagan gobo ama wadooyin Muhiim ah sida kan wadnaha oo mar ay ku yimaadaan dagaal kan 30-ka iyo kan Warshadaha oo aysan mari Karin.
Bal u fiirso baabuurka ama baabuurta rabta Madaxtooyada oo ku sugan Warshada baastada waxay aadayaan ama ay mari karaan wadada tagta sanca ee marka shineemo Puntlan Waxayna ub sii dhaadhacayaan ilaa dakadii hore bale Xamarweyne ayay ka galayaan Madaxtooyada taa soo ah guul la gaaray. Baabuurka ka soo baxa gaashaandhoga waxa uu marayaa wadada Ex-koontarool halkaas ayuu uga dhacayaa wadada km4- waxa uuna Madaxtooyada ka galayaa xaafada Xamar jajab taa soo ah guul la gaaray.
Iskuma gurman karaan xiliyada habeenkii ah bal ka soo qaad ciidanka dagan gaashaan dhiga ma awoodaan in ay u gurmadaan kwa dagan warshadaha isdaasi si la mid ah’ kuwa ka amarqata dabadhilifka yuusuf ayaa waxay ku godoomsanyihiin Madaxtooyada ma imaan karaan wadada Adan cadee ama H/wadaag balse waxa ay dhex meereestaan oo gobolka banaadir oo dhan ay ka daganyihiin waxd ka yar 1-KMtir."...- Qaranimo.com
 
                        © 2006 QARANKA.COM| Design by Ali E H Naleeye